Isaaq Cali Yaroow oo kasoo goostay Al Shabaab kana hadlay Sababta uu usoo baxsaday

Taliska Ciidamada Nabadsugida dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, kusoo bandhigay xubin katirsanaa kooxda Al Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda. Isaaq Cali Yaroow Cabdiraxmaan, oo katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab gaar ahaan kuwa jabhada ayaa kasoo baxsaday kooxdaasi uu katirsanaa, waxa uuna isku soo dhiibay ciidanka Nabadsugida Koonfur Galbeed … Continue reading Isaaq Cali Yaroow oo kasoo goostay Al Shabaab kana hadlay Sababta uu usoo baxsaday